Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku simaha Madaxweynaha JFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeelgaarka ah maamulka Koofur galbeed. Guddoomiyaha safarka waxa ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha […]

Continue Reading

Sawirro: Sanad guuradii 1-aad Galmudug oo laga Xusay Koofur Afrika

Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Koofur Afrika ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Johannesburg. Madasha ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada, Jaaliyadaha Puntland iyo Koofur Galbeed ee Wadanka Koofur Afrika ku nool. Sidoo kale waxaa Xafladda Qadka Taleefanka uga […]

Continue Reading