Daawo Sawirada: Wafdigii Maanta booqday Magaalada Hobyo

Magaalada Hobyo gobolka Mudug ayaa maanta waxaa booqasho ku tagay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyey wasiirka Dekedaha Soomaaliya Marwo Maryan Aweys, Masuuliyiin ka socda dalka Qadar iyo xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka. Madaxdaan ayaa kormeeray dekeda Hobyo, oo uu horay u dhagax […]

Continue Reading

Wafdi ka socda Qadar iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tagay Hobyo

Wafdi ka socda dowladda Qadar oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey wasiirka Dekedaha Soomaaliya Maryan Aweys. Wafdiga maanta soo gaaray Muqdisho ayaa waxaa hogaaminayay madaxa Dekadaha Dawladda Qadar. Waxayna kulan la yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyagoona kawada hadlay horumarinta dekadaha Soomaaliya. Wasiirka […]

Continue Reading

NISA oo soo bandhigtay ninkii ka danbeeyay Qaraxii Dekadda Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa soo bandhigay  Maxamed Ibraahim Xasan oo ahaa Darawalkii Waday Gaarigii dhowaan lagu qarxiyey Afaafka Hore ee Dakadda Magaalada Muqdisho . Maxamed oo ka sheekeeyay qaabkii loo soo abaabulay Qaraxaas ayaa sheegay in ay ahaayeen Shabakad ka kooban ilaa 6 Qof oo wadatayna laba gaari oo kala […]

Continue Reading