Sawirro: Alshabaab oo 6 Ruux ku dilay xalay Magaalada Mandheera

ilaa 6 qof ayaa ku geeriyooday ¬†weerar Alshabaab xalay ku qaadeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Mandhera ee dalka Kenya,¬†Saraakiisha Booliiska Mandhera ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen dad gaaraya 27 qof, iyadoo laga yaabo khasaaraha in uu intaasi ka bato. Xaaladda guud ee magaalada Mandhera waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in […]

Continue Reading