kabtankii hore ee Liverpool iyo England Steven Gerrard ayaa ka fariistay, xirfadiisa ciyaareed ee kubada cagta kadib 19-sano.
Gerrard oo 36-sanno jira ha ayaa u ciyaaray 710 kulan Reds, waxaana uu la qaaday sideed koob oo waa weyn, laakiin ku biiray kooxda MLS ee LA Galaxy sanadii 2015.
Waa ciyaaryahan afaraad ee ugu safashada badan xulka England isagoo saftay 114 kulan. kabtan u ahaa xulka saddex ka mid ah lix koob oo waa weyn.
W/D Hafsa Haji
Comments are closed.