Sawirro: Daawo iyo Lacag la gaarsiiyey isbitaalka Cadaado

Caafimaadka Wararka Galmudug Wararka Maanta

Deeq isugu jirta lacag iyo daawo ayaa shalay la gaarsiiyey isbitaalka degmada Cadaado, deeqdaan oo ay soo dhiibeen jaaliyadda deegaanka kasoo jeeda.

Waxayna jaaliyadu deeqdaan u wakiishaan qaar ka mid dhalinyarada Cadaado, deeqdaan ayaa ka koobaneyd 1606 xabo oo ah faleebo, 700 xabo kaannool ah, iyo 45  bukaan ah oo ay lacag u qeybiyeen.

Isbitaalka guud degmada Cadaado ayaa waxaa ku jira dhaawacyo, iyo dad shuban soo ritay.

received_413266239046019 received_413266255712684 received_413266265712683 received_413266275712682 received_413266292379347