Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay Cabdikariim Qalbidhagax

Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xabsiga uu ku xiranyahay ee magaalada Addis Ababa ku booqdey Cabdikariim muuse Qalbidhagax.

Madaxweyne Axmed ayaa Dowlada Itoobiya kala hadley sidii uu dib xoriyadiisa ugu heli lahaa Qalbdidhagax.

Qalbidhagax oo katirsanaa ururka ONLF ayay Dowladda federaalka Soomaaliya 10 bilood kahor u gacan galisey dowlada Itoobiya. haddii uu ku guuleysto Axmed Madoobe soo deynta Qalbi dhagax waxa ay waji gabax ku tahay Dowladda federaalka.