Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne

Wararka Maanta

Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne gaar ahaan xero ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Jabuuti ee ka tirsan howlgalka Amisom.

Qaraxa oo aad u culusaa ayaa la sheegayaa in uu ahaa gaawi weyn oo nuuca xamuulka qaada oo walxaha laga soo buuxiyey, waxaana laga maqlayey dhammaan xaafadaha magaalada.

Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar, wali ma cadda khasaaraha ka dhashay qaraxa, wixii kusoo kordha kala soco www.ceelhuur.com

Comments are closed.