Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Itoobiya u magacaabay Safiir cusub,kasoo maamulka Puntland u qaabilsanaan doona Itoobiya waxaana Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Sureer Abshir Muuse.
Waxaa uu xusid in dowladda Soomaaliya ayaa Safiir ku leedahay dalka Itoobiya arintaan ayaa ku tusinaysa sida Maamul Goboleedyadu u doonayaan inay gooni u samaystaan xiir ay la yeeshaan Dowladaha shisheeye oo aysan u hoostagin Dowladda Dhexe Arimaha Dibadda
Dowladda Itoobiya ayaan dhankeeda tixgalin wayn siinin Dowladda Federalka marka ay la tacaamulayso Maamulada Xubnaha ah Dowladda Dhexe waxayna horay safiiro ugu lahayd Soomaaliland.
Hoos ka Akhri Waraaqda Magacaabisa Safiirka