Odayaasha Cadaado oo ka horyimid gogashii Dhuusamareeb

Wararka Galmudug Wararka Maanta

WarMurtiyeed ay soo saareen Odayaasha dhaqanka beesha Reer Xaaji Saleeban ayey ku caddeeyeen mowqifkooda ku aadan go’aan RW Kheyre ku sheegay in gogosha Galmudug taalo magaalada Dhuusamareeb.
sidoo kale maanta ayaa la filayaa in banaanbax lagu diidan yahay go’aankii Kheyre ka dhaco magaalada Cadaado.

halkaan ka aqriso War-Murtiyeedka.