Liverpool & Tottenham Hotspur Oo Baadi Goob Ugu Jira Weeraryahanka Kooxda Porto

Ciyaaraha

 

hi-res-b8a5a2195053058ee64da996683feb68_crop_north

Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya Weeraryahanka Porto Moussa Marega gol leeyahay in dalab uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.

xidiga reer Mali oo  25-sano jir ah ayaa haatan amaah ugu ciyaara Vitoria Guimaraes, halkaas oo uu dhaliyay toban gool sideedii kulan ee ugu horeysay  xilli ciyaareedkan horyaalka Primeira Liga.

Taasi ayaa keentay in labada naadi ee  Premier League, sida laga soo xigtay L’Equipe, kuwaas oo indha indheeyayaal u diray si ay u sii daawadaan isbuucyadii u danbeysay.

Marega ayaa qandaraaskiisa lagu sheegay in lagu burburin karo  € 40m (£ 35.6m), inkastoo uu u badan tahay inuu diyaar noqon doono.

Watford, Stoke City, Crystal Palace iyo Sunderland ayaa sidoo kale xiiseynayaan.

 

W\D Hafsa Haaji