Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Magacaabay Gudiga la socodka Fatahaadaha

Wararka Maanta

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay 9 xubnood oo ah Guddi la socodka Fatahaadaha Webiyada Shabeelle iyo Jubba.

Guddigan ayaa ayaa waxaa Madax u ah C/wali Sheekh Muudeey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Golaha Shacabka.

Liiska Xubnaha Guddiga :

  1. Xildhibaan C/wali Ibraahim Muudeey
  2. Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre
  3. Xildhibaan Maxamed C/raxmaan Beenebeene
  4. Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar
  5. Xildhibaan Cali Cusmaan Xirsi
  6. Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax
  7. Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye
  8. Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow
  9. Xildhibaan Khaalid Macow Cabdiqaadir