Xildhibaano laga soo doorto Degmada Cadaado oo ka tiransan Barlamaanka Galmudug ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado. iyagoo ka hadlay arimo xasaasi ah. halkaan hoose ka daawo muuqaalka.
share garee
Warar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Xildhibaano laga soo doorto Degmada Cadaado oo ka tiransan Barlamaanka Galmudug ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado. iyagoo ka hadlay arimo xasaasi ah. halkaan hoose ka daawo muuqaalka.
share garee
Kalfadhiga 7aad Barlamaanka Galmudug ayaa maanta ka furmay xarunta Kafaalo magaalada Cadaado. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa furay kalfadhigan, waxaana ka qeybgalay xildhibaano, wasiiro iyo Qeybaha Bulshada. Halkaan ka daawo furitaanka Kalfadhiga https://youtu.be/OUypoI8kVOo
Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa maanta si wadajir ah maanta Magaalada Cadaado uga dhagax dhigay xarunta Barlamaanka Galmudug. Masuuliyiinta oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha xarunta barlamaanka Galmudug, iyagoo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay…
Qaar ka mid ah Xildhibaanda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, kadib markii shalay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir uu ugu baaqay in ay yimaadaan Cadaado si howlahooda shaqo u gada galaan. Xildhibaanada Yimid ayaa waxaa wehliyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug, iyo masuuliyiin kale oo…