Daawo: Cadaado oo laga dhagax dhigay Xarunta Barlamaanka Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa maanta si wadajir ah maanta Magaalada Cadaado uga  dhagax dhigay xarunta Barlamaanka Galmudug.

Masuuliyiinta oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha xarunta barlamaanka Galmudug, iyagoo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay ka qeyb qaataan dhismaha xaruntaan . halkaan ka daawo dhagax dhiga.