Daawo: Xafladda Soo dhaweynta Dib u heshiisiinta Madaxweyne Farmaajo ee Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Cadaado ayaa waxaa lagu qabtay Xafladda Soo dhaweynta Dib u heshiisiinta Madaxweyne Farmaajo ka sameeyey deegaanada Galmudug.
Munsaabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dhalinyaro ka socotay degmooyinka Cabudwaaq iyo Cadaado. waxaana goobjoog ka ahaa la taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya dhanka Arimaha Diinta Sheekh Abuukar , wasiiro iyo xildhibaano Galmudug.

halkaan ka daawo muuqaalka dhameystiran.. Share garee

2 thoughts on “Daawo: Xafladda Soo dhaweynta Dib u heshiisiinta Madaxweyne Farmaajo ee Galmudug

  1. maasha allah waa wax lagu farxaa in reer galmudug heshiiyaan oo ay meel ugasoo wadajeestaan cid allaale iyo ciddii dhibaata ku wadda wadanoolaashaha iyo walaaltinimada reer galmudug waxaad ogaataan in aad tihiin reer galmudug ee aadnaan ahayn qabaail kana feejignaada in dhibaato la idinka dhex abuuro ee tiigsada horumarka cid waliba ku taamayso , idinkaa walaala ah ,idinkaa isku dan ah ee noolaada oo kutaama wax wada qabsigiinna aad horumartaane
    wabillahi tawfiiq A Sh M Guled(gacmadheere)

  2. Hambalyo hambalyo. Aad ban ugu farax sanahay walaga iyo hodidiilaha kasocda dalkeena. Wada baan idin leenahay

    Mashaa alaaah

Comments are closed.