Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado Wasiir dowlaha Qorsheynta Galmudug C/raxmaan Maxamed Cismaan (Seyruuq), isagoo sheegay inuu iska casilay xilkii ka hayey Maamulka Galmudug.
Waa wasiirkii labaad oo muddo 24 saac isaga casilay xukuumadda Galmudug, waxaana muuqata in xukuumada madaxweyne Guuleed ay noqotay tusbax furtay, kadib markii ay horey isaga casileen wasiiro kale.
halkaan ka daawo muuqaalka wasiirka is casilay.
Comments are closed.