Waxaan idiin soo gudbinaynaa Warbixin aan ka diyaarinay Musuqmaasuq baahsan oo ka jira laamaha maamulka Galmudug, Qeybta koowaad ee warbixintan ayaa ku eegi doonaa Habka loo leexsaday Mucaawino iskugu jirtay lacag iyo raashin, sidoo kale waxaan ku iftiimin doonaa Mushaarka 150 dhalinyaro ah oo la dhacay. halkaan hoose ka daawo warbixinta.
share garee