Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow Xayle iyo Dhakhtar Maxamed Cumar Yuusuf agaasimaha guud ee isbitaalka Guud ee degmada Cadaado ayaa ka hadlay bukaano uu soo ritay cudurka shuban biyoodka, bukaanadan oo lagu dabiibayo isbitaalka cadaado.
halkaan ka daawo Muuqaal aan idinka diyaarinayay.