Daawo: Iskuul iyo Saldhig laga hirgaliyey deegaanka Bangeelle

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug ayaa xarigga ka jaray iskuul iyo saldhig boolis oo laga hirgaliyey degaanka Bangeelle gobolka Galgaduud, Waxaana maalgaliyey qurba joog ka soo jeeda deegaanka. halkaan hoose ka daawo warbixinta.