Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey
Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey “Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee […]
Continue Reading