RW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DFS

Wararka Maanta

RW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DF

“Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08/09/2021 Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay”.

 

Aragtidaada ka dhiibo