DFS oo hortimid warbixinta Midowga Afrika
Dowladda Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta madax bannaan ee Midowga Afrika, kaasoo aan lagala tashan dowladda Federaalka. Warbixinta oo ka koobnaa dhowr iyo sodon bog ayaa waxaa ka mid ah soo jeedin ku saabsan in ciidan isku dhaf ah loo soo diro Soomaaliya oo isugu jira AU iyo UN […]
Continue Reading