Xasan shiikh oo goordhow gaaray kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo wafdiga waxaa kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Xubno ka tirsan golaha wasiirada Maamulkaas iyo saraakiil Ciidan. Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ku jira xildhibaano ka tirsan […]
Continue Reading