Guddoomiye ku xigeenkii Amniga gobolka Sh/dhexe oo lagu diley weerar bambaano
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in weerar bambaano lagu qaaday guri uu ka degenaa magaalada guddoomiye ku xigeenkii arrimaha amniga gobolka shabeelaha dhexe Muxumad Sugaal Cismaan. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintey Allaha unaxariistee Muxumad Sugaal Cismaan oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii dhanka amniga maamulka gobolka Sh/dhexe iyo […]
Continue Reading