Taliye ku xigeenka iyo taliyaha ciidanka lugta ee CXDS oo xilalka la wareegay
Taliye kuxigeenka Ciidanka xoogga dalka S/Guuto Maxamed Cali Bariise iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto C/xamiid Maxamed Dirir ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raagge iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka. […]
Continue Reading