Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridey rag ka tirsanaa ururka IS
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag lagu helay dambiyo ah inay ka tirsanaayeen ururka Daacish ama IS. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Lixdanaad Gaashaanle Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukun ah min toban sano oo xabsi ciidan ah. Ragga la xukumay […]
Continue Reading