Ciidamada Itoobiya oo isaga baxaya Soomaaliya
Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxaya magaalooyin badan dalkeena Soomaaliya, iyadoo todobaadyadii u dambeeyay faarujiyay deegaano dhowr ah oo sanado ka hor ay ka saareen Al-Shabaab. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee deegaanada gobolada dalka, waxaana loo sababeynayaa kacdoonka iyo rabshadaha ka dhanka ah dowladda ee ka socda gudaha dalka […]
Continue Reading