Galmudug iyo Puntland oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiiska Nabadeynta Galkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan xiisadaha iyo colaadaha ku soo laalaabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane C/wali Gaas. Heshiiskan ayaa tilmaamaya in laga shaqeeyo sidii nabad loogu noolaan lahaa magaalada Gaalkacyo, waxaana labada dhinac u kala saxiixay […]

Continue Reading

Fowsiyo Xaaji oo kuguleysatay kamid noqoshada baarlamaaka doorasho kadhacday muqdisho

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ku guuleysatay in ay ka mid noqoto xildhibaanada baarlamaanka dowladda Soomaaliya ee ka imaanaya deganada maamulka Somaliland. Xildhibaan Fowsiyo ayaa ka guuleysatay Haweenay la tartamaysay oo lagu magacaabo Caasha Aadan, kadib markii ay Fowsiyo heshay codad gaaraya 45 cod. Xildhibaanada Fowsiyo ayaa xilal kala duwan kasoo qabatay dowladdii uu waqtigeedo […]

Continue Reading

Kenya oo ciidamo cusub geysay xuduudda ay la wadaagto dalka Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa ciidamo geysay xuduuda ay la wadaagto dalka Soomaaliya, kuwaasi oo la qorsheeyay iney adkeeyaan amaanka iyo dhaqdhaqaaqa xuduuda labada dal. Ciidamada ayaa sidoo kale la geeyay gobolka waqooyi ee dalka Kenya oo muddooyinkii ugu dambeeyay ka taagnaayeen cabsi la xiriirta weeraro Al-shabaab ka geystaan magaalada Mandheera iyo magaalooyinka kale. Saraakiil ka tirsan […]

Continue Reading

Xildhibaanada golaha shacabka oo dooranaya guddiyada doorashada gudoonka labada aqal

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii seddexaad ku yeelanaya xarunta baarlamaanka, waxaana kulanka looga hadlayaa arimo dhowr ah. Sida qorshaha uu yahay xildhibaanada ayaa ka doodaya gudiyada doorashada guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale waxay fikrado ku darsan doonaan qaabka loo dhisayo guddiyada doorashada ee guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa. Cismaan Cilmi Boqore, guddoomiyaha […]

Continue Reading

Shiikh Shariif oo ku Wajahan Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Muqdisho, ka dib safaro uu ku soo kala bixiyay dhawr dal. Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah murashaxiinta u taagan jegada madaxtinimada ee wadanka, ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Nairobi. Murashax Shariif Sheekh Axmed iyo xubno uu horkacayo, […]

Continue Reading

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada Shabakadda “The healthguide” ayaa soo bandhigtay macluumaatkan ka turjumaya xiriirka ka dhexeeya faraha qofka iyo shakhsiyaddiisa. Haddaba sida ka muuqatta sawirka waxay shakhsiyadda ku saleeyeen dhowekaan siffo. A. Mid Soo jiidasho leh ( Charming one) Waa qofka farta faraatigu ay ka dheertahay farta suulka xigta. Dadka sifadaan leh ayaa […]

Continue Reading

Abaar ba’an oo ka jirta Galinsoor iyo biyo dhaamis loo sameeyey (Sawirro)

Xilli abaaro ba’an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas, halkaas oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah oo soo gaari waayay meelaha biyaha leh. Xoolaha ayaa u dhimanaya harraad iyo gaajo, waxaana […]

Continue Reading

Taliye ku xigeen Villa Somalia oo lagu dilay gudaha Madaxtoyada (Sawirro)

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goor dhow Xarunta Madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Ilaalada ee Madaxtooyada Gashaanle sare Cabdi Cabdulle Qoorgaab. Sarkaalkan, ayaa waxaa dilay askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada, iyadoo laba askari oo kalana uu goobtaasi ku dhaawacay. Askarta dhaawaca ah, ayaa waxaa la soo sheegaya in […]

Continue Reading