Dowlada fadaraalka somaliya oo sheegtay in aan loo Dul qaadan doonin isku dhac danbe
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa waxa uu sheegay Dowladda Soomaaliya in hada ay dejisay qorshayaal looga gaashaamanayo in markale uu isku dhac dhexmaro Ciidamo ka wada tirsan Dowladda. Wuxuu sheegay in isbedel lagu sameeyay Ciidamadii ku sugnaa baraha kontorool ee dhacdooyinkii shalay ay ka dhaceen, lana bedelay Ciidamadii hore, laguna soo badalay Ciidamo […]
Continue Reading