Waxgarad Dhaliilay Galmudug Iyo Ahlu-sunna
Qaar kamid ah Waxgaradka magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay wax u qabashada degaannadaasi. Nabadoonnada kala ah Cismaan Buraale Daahir iyo Jaamac Cabdinuur Warsame oo ku sugan magaalooyinkaas ayaa Goobjoog u sheegay in magaalooyinkani dayacan yihiin. Waxay dhaliil u jeediyeen maamulka gobollada dhexe la baxay ee Ahlu sunna Waljamaaca oo […]
Continue Reading