Wararka Saakey naga Soo Gaaraya Xafiisyada Dowlada Waxay Sheegayaan In Goor Dhow Uu Garoonka Aadan Cadde Uu Ka Dhoofidoono Sheekh_Muqtaar_Roobow Isagoo Ku Wajahan Bagaalada Baydhaba Halkaasi Oo Xaflad Soo Dhowyn ah Loogu Sameyndoono Kadibna Wuxuu U Sii Gudbi Doonaa Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool
Waxaa Baydhaba Ka Sii Horeeya Oo Shaley Ka Degay Wasiirka_Gaashaandhiga Dowlada Fadaraalka Soomaaliya
Dhinaca Magaalada Baydhaba Waxaa Saakey Ka Socda Xaflada Lagu Taageerayo Abuu Mansuur_Roobow waxaa Si Aad ah Loo Adkeeyey Saakey Amniga Magaalada Baydhaba
Safarka Roobow ayaa imaanaya ayadoo aysan jirin wax heeshiis ah oo ay ogtahay saxaafadu oo ay wada gaareen Dowlada iyo Hugaamiyihii hore ee Al-shabaab oo kal hore isi soo dhiibay
Wixii Ku Soo Kordha halkaan kala socda