Doorashada Madaxwaynaha Hirshabeelle oo goor dhow bilaabanaysa
Waxaa lagu wadaa Maanta oo Sabti ah in Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle ay ka dhacdo Magaalada Jowhar oo ah Caasimadda Maamulka HIrshabelle. Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle waxaa u Taagan 8 Musharax oo dhamaantood ka soo jeeda Gobolka Hiiraan,kuwaas oo Maanta ku Baratamaya Doorashada,waxaana Siddeeda Musharax mid ka mida uu noqon doonaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. Doorashada […]
Continue Reading