Soomaaliya Oo Aan Wax Cod Ah Ka Dhiiban Karin Shirka Guud Ee QM+Sababta

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guteres waxa uu soo saaray Qoraal uu ku caddeeyey inaysan wax cod ah dhiiban Karin 4 Waddan oo aan bixin Lacagaha Qaaraanka ee ku waajibka ah  dhamaan dalalka xubnaha ka ah QM. Qoraalka Xoghayaha Guud ee QM oo ku taariikheysnaa bishan Sept. 7-dii ayaa waxaa shardi laga dhigay inay dalalkaasi […]

Continue Reading

Donald Trump”Waxaan hormuud ka noqonayna garab istaaga Soomaaliya”

Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka oo khudbadiisi ugu horeysay ka jeediyay maanta shirka Golaha Guud ee Qimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa siweyn uga hadlay dowrka Mareykanak uu ku leeyhaya taageerada qaar kamid ah wadamada soo koraya oo Soomaaliya ay kujirto. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu hormuud u noqonayo dhamaan dalalka Caalamka sidii gar […]

Continue Reading

Bajaajtu waa shaqo abuurka dhalinyarada (Maqaal)

Bajaaj waa mooto saddex lugooley ah oo aad looga isticmaalo magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale dalka ah, wadda kasta ee Muqdisho waxa aad ku arkaysaa xeyn Bajaaj ah oo sida rakaab, inta badan dhalinyarada ayaa u badan dadka ku shaqeysta Bajaajta, waxaana qiyaastii Muqdisho ka shaqeya in ka badan 15,000 Bajaaj, sida aan ka dheehday […]

Continue Reading

Maxkamadda Gaalkacyo oo dambi ku weyday nin lagu eedeeyay inuu nabiga u gafay

Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed, Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ahaatee. Kumannaan qof ayaa si kala duwan uga hadlay hadalka ninkaas, waxaana sidoo kale ka hadlay culimmada Soomaalida. Waxaa la sheegay in ninkaasi uu […]

Continue Reading