Khayre oo hakiyay mashruuc aysan qayb ka ahayn Galmudug iyo Hirshabeele
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amar lagu hakinayo Mashruuca Horumarinta Dowladaha Hoose ee magaaalo madaxyada Dowlad Goboleedyada oo ay saaka kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka iyo qaar kamid ah Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka. Amarka ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa lagu sheegay in dib u eegis lagu sameyn […]
Continue Reading