Hir-Shabeelle:Wasiirkii Saddexaad oo Iscasilay
Wasiirkii Saddexaad ayaa xalay ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii looga Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle. Horay ayaa waxaa isku casilay laba Wasiir kadib 29,kii Bishii la soo dhaafay markii Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare uu Magacaabay ilaa 57 Xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal. Xalay ayaa waxaa noqday Wasiirkii […]
Continue Reading