Nin Xirnaa Dharka Dumarka oo Muqdisho lagu qabtay
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin soo xirtay dharka dumarka, kaasoo falal amni dari ka geysan rabay magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Xukuumadda ayaa sheegay in Ciidamada Amniga gacanta ku dhigeen nin soo xirtay dharka dumarka. “Xalay Ciidamada Ammaanka waxay gacanta […]
Continue Reading