kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya
Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo kalfadhiga 3-aad Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Fasax galay 16-kii December sanadkii tagay ee 2017, tan iyo Xiligaas waxa ay xildhibaanada ku maqnaayeen Deegaan doorashadooda. Amniga xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay, waxaana lagu waddaa in uu furmo kal fadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka […]
Continue Reading