Barlamaanka Somalia oo Laalay Heshiiskii Dekeda Berbera
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya Xeerkan waxaa lagu sheegay qodobo muhiim ah, waxaana ka mid ah: Qodobka 1aad Heshiis caalami ah waxaa jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u geli kara oo keliya xukuumadda federaalka ah ayadoo sharci ahaan […]
Continue Reading