Imtixaankii Dugsiyada Sare Oo Maanta La Baajiyey
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in maanta oo Axad ah la baajiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Sare. Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa baajinta Imtixaanka ku sababeeyay Roobab badan oo ka da’aya Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobollada Dalka. Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare ayaa shalay la […]
Continue Reading