Puntland oo joojisay Shidaalka u gudbaya Somaliland
Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro ku aadan isu socodka gaadiidka iyo dadka ee isaga kala goosha Garowe iyo Laascaanood. Gaadiidka booyadaha ee shidaalka sida ee ka imaanaya dhanka Garowe ayaa la faray in aanay soo dhaafi karin Koontaroolada. Sidoo kale waxaa la amray in aanay shacabka la aadi karin gaadiidka yar yar iyo […]
Continue Reading