Puntland oo shacabkeeda u sheegtay in ay isku diyaariyaan dagaal

Wararka Maanta

Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garoowe caasimadda maamulkaas ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay  shacabka Puntland ugu baaqeen in ay isku diyaariyaan dagaal wakhti dheer socon doona.

Shirkan ayaa waxaa gudoominayay Madaxweynaha Maamulkaas Cabdiwali Gaas, Waxaana sidoo kale shirkaan looga hadlay natiijadii kasoo baxday shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee dhawaan lagu soo gabangabeeyey Magaalada Baydhabo.

Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka.