Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada (Sawirro)
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oo golaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo sharciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay kulanka maanta. “Shirka Golaha wasiirada […]
Continue Reading