Daawo Booqashadii Beerta Xuseen Bakeyle Godinlabe
Waxaa maanta booqanay Beer weyn oo ganacsade Xuseen Bakeyle ka sameeyey degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, Waxaana beertaan ku beeran dalagyo kala duwan, Qaraha, Digirta iyo Cowska ayaa ugu badan Dalaga beerta ka baxaya. Beertaan ayaa ka mid ah beeraha ugu waaweyn Dhul ahaan deegaanada Galmudug, Baaxad ahaan waxa ay ku fadhisaa dhul gaaraya 1 […]
Continue Reading