Khilaafka Madaxda Galmudug oo cirka isku shareeray (Warbixin)
Khilaafka Madaxda Galmudug ayaa gaaray halkii ugu sareeyey, waxaana fashilmay wadahadaladii uga socday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug, waxaana safarkiisa ku wehliyey Saadaq Sheekh Yuusuf wakiilka Ahlu Sunna. Waxaana la filayaa in dhawaan Madaxweyne Xaaf ku dhawaaqi doono golaha Wasiirada cusub. Sidoo […]
Continue Reading