Jabuuti: 7 bil kahor ayaan bixinay lacagta gurmadka Beledweyne
Guddiga Gurmadka Beleweyne ayaa 7-dii bishan idaacadda VOA u sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen aanay iyagu soo gaarin. Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtaasi ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Dowladda Soomaaliya. Hase yeeshee madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi […]
Continue Reading