Abwaan lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Arjantiin waxaa ay ku dileen Abwaan Soomaaliyeed lagu Magacaabi jiray Baashi Macalin Maxamuud. Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay dilka Abwaanka, sidoo kale War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in Abwaanka la dilay uu ahaa Sarkaal […]
Continue Reading