Wasiirkii hore Arimaha Gudaha DFS oo maanta tagaya Cadaado
Waxaa la filayaa inuu maanta magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug gaaro wasiirkii hore Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa. Qabanqaabada soo dhaweynta wasiirka ayaa ka socota Magaalada Cadaado, waxaana la filayaa inta uu joogo Cadaado xarigga ka jaro mashaariic uu ka hirgaliyey deegaano hoostaga Cadaado, mashaariicdaas oo ay ku jiraan ceel biyoodyo iyo […]
Continue Reading