Haweeney la dilay ka dibna Meydkeeda la jar jaray.
Wararka ka imaanaya Degaanka Balcaano oo Qiyaastii 30km u jira Magaaladda Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay haweeneyn ka mid ahayd Dadka Degaanka. Haweeneyda la dilay aya waxaa lagu magacaabi jiray Xakiimo Abuukar Xasan waxaana iyadoo jar jaran meydkeeda laga helay meel ka baxsan halka ay ku nooleyd. lama oga wax ay salka ku […]
Continue Reading