Axmed Madoobe oo Garowe Gaaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaana garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland. Wafdiga Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa ka mid ah Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Puntland ayaa kaga mahadceliyay Madaxweynaha Jubbaland si uu u ajiibay Casuumaadii loo fidiyay […]

Continue Reading

Dhaqtar Ajnabi oo Muqdisho ku Geeriyooday

Waxaa Magalada Muqdiso ku geeriyooday Dr. Muhanad Cali Axmed  oo oo dhalashadiisu tahay dalka Siiriya,kaas oo dhawaan uu dhaawac culus kasoo gaaray qarax loogu xiray gaari uu saarnaa degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir. Qaraxa uu dhaawaca kasoo gaaray Dr. Muhanad Cali Axmed   ayaa dhacay 21-kii bishan,waxaana uu ka mid  ahaa dhaqaatiirta Ajaanibta ah ee ka […]

Continue Reading

Faah faahin Duqeymo ka dhacay degmooyinka Jilib iyo Buurhakaba

Khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay duqeymo dowladda Mareykanka ay ka fulisay degmooyinka Jilib iyo Buurhakaba ee gobolada Bay iyo waliba gobolka Jubadda Dhexe. Sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka duqeymo iyo weeraro ayaa xalay ka dhacay saldhig ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku lahaayeen meel u jirta 35km degmada Buurhakaba […]

Continue Reading

Madaxda dowladda iyo Mucaaraadka oo ku wajahan Garowe

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda in ay gaaraan Wafuud kala socoto dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo xisbiyadda Mucaaraadka ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka mid ah dadka maanta tagaya Magaalada Garowe si ay uga qeyb galaan Caleemasaarka […]

Continue Reading

Masuuliyiin Is Khilaafsan oo Durba Garowe Gaaray

Wufuudda ka qeyb gelaysay caleema-saarka madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa, ku bilowday is-dhinac-yaac iyo fowdo , kadib markii maanta Garoowe lagu soo wada-dhoweeyay laba haween ah oo labaduba sheeganaya guddoomiyaha ururka Haweenka Soomaaliyeed. Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda Puntland ayaa garoonka diyaaraha Garoowe ee Gen  Maxamed Abshir Hamaan ku soo wada-dhoweeyay, Ayaan Cabdullaahi Axmed […]

Continue Reading

(Sawirro) Ciidanka Xooga Dalka oo Xarun Cusub ka Dhagax Dhigtay Cadaado

Munaasabada dhagax dhiga oo lagu qabtey halka laga dhisayo Xarunta cusub ee Taliska Qeybta 21aad taasi oo ka mid noqoneysa Xeryaha Taliska u ah Qeybta waxaa goob joog ka ahaa Taliska Police ka Galmudug, Xildhibaano , Maamulka Dagmada Cadaado iyo Saraakiisha Ciidamada Qeybta 21aad. Taliyaha Qeybta 21aad S/Guuto Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed “Kaanti” oo goobta hadal […]

Continue Reading

Saameyn intee la eg ayuu Siyaasadda ku leeyahay Axmed Shide?

Waxaa baraha bulshada aad looga hadal hayaa Axmed Shide oo ah guddoomiyaha xisbiga Dimoqraadiga ee Shacabka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo ay wararku sheegayaan in uu khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida. Haddaba waa kuma Axmed Shide? Axmed Shide waxaa uu culuunta maareynta kheyraadka iyo xallinta khilaafaadka kusoo bartay mac-had ku […]

Continue Reading

Maxaa natiijo ah oo kasoo baxay howlgaladii ugu dambeeyay ee Afgooye?

Iyadoo dhawaanahaanba Degmada Afgooye iyo degaanada hoostaga ay ka socdeen howlgalo lagu adkeenayo ammaanka ayaa waxaa ka warbixiyay howlgaladaasi Taliska Booliska Degmadaasi. Taliyaha Saldhigga Degmada Afgooye C/qaadir Warsame ayaa sheegay in lagu guuleystay adkeynta amniga waxa uuna ku nuux nuuxsaday in howlgaladaasi natiijo fiicana ay kasoo baxday. Taliye Warsame ayaa waxa uu shacabka Degmadaasi ku […]

Continue Reading

(Sawirro) Wasiiradda Cusub ee Waare oo la Dhaariyay

Waxaa maanta Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulka Hirshabeelle lagu dhaariyay wasiirada cusub ee Maamulkaasi. Wasirdaan ayaa dhawaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, waxaana maanta lagu dhaariyay gabagabada kullanka Baarlamaanka Maamulkaasi. Sidoo kale waxaa goobta lagu dhaariyay xildhibaan ku cusub Baarlamaanka Hirshabeele kaas oo bedeley xildhibaan Cabweli maxamed Ibraahim oo ku geeriyooday qarax […]

Continue Reading