RW Rooble iyo Madaxda DG oo ku balamay Shir
Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa caawa wada hadal dhanka qadka Zoom-ka ku yeeshay, iyadoo wada hadalkan uu ahaa kii u horreeyay kaddib saxiixii heshiiskii doorashada ee 27 May. Ilo ku dhow dhow wada hadalka Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya inay isku raaceen in Sabtida soo socota shir Muqdisho isugu imaan doonaan […]
Continue Reading