Midowga Afrika oo Ergay gaar ah u soo magacaabay Soomaaliya
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa u magacaabay Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama inuu noqday Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Mousa Faki ayuu ku sheegay in John Mahama uu la shaqeyn doono saamileyda siyaasadda, si loo tanaasul wadar oggol ah oo laga gaaro doorashooyinka. “Madaxweyne […]
Continue Reading